Khilaaf ka dhex taagan Firdhiye iyo Abwaan
Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa markale ka dhex curtay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisaSii akhri
·– SOMALIA · Mogadishu EDITION
Latest headlines, breaking news and today's top stories from Somalia.
Updated 2 hours ago · 9 stories on the wire
Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa markale ka dhex curtay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisaSii akhri
Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim. Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya. Guddoomiyaha iyo Danjiraha ayaa adkeeyay
Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo jeedinayey khudbadda muddo xileedkiisa cusub ee xukunkiisa ayaa ku dhawaaqay
Shabeellaha Hoose Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa diiradda lagu saaray xakameynta isku socodka iyo marinada ay Al-Shabaab u adeegsanayeen dhaqdhaqaaqyadooda, gaar ahaan goobaha ay ku
BELED HAWO, SOMALIA The district commissioner of Beled Hawo, Abdiaziz Hareed Abdullahi, told reporters on Monday 5 October that a force led by officers taking orders from the federal government had set out from Luuq and Doolow toward the town and its army camps, and he blamed the government of President Hassan Sheikh Mohamud The post Beled Hawo Says Federal Troops Are Moving on It From Luuq and Doolow appeared first on Somali News in English | The Somali Digest .
Addis Ababa (HOL) — Somali Regional State President Mustafe Mohamud Omar praised Prime Minister Abiy Ahmed's leadership after his reelection, saying his administration helped move the region from years of conflict and repression toward greater stability and political freedom.
All seven Pakistani crew members who survived a pirate attack off Somalia's coast have been rescued, Pakistan's foreign minister said Monday.