WIRE โ Muqdisho โ Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada Waqooyi iyo Midowgii Koonfur ee horseeday aas-aaska Jamhuuriyadda Soomaaliya 1-dii Luulyo 1960, iyagoo xusay halgankii ay shacabka Soomaaliyeed u soo galeen gobannimada iyo dowladnimada. Goluhu wuxuu sheegay in Soomaaliya ay weli wajahdo caqabado
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.