WIRE โ€” Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay inuu Koongareeska Mareykanka u adeegsan doono sidii uu uga falcelin lahaa goaan ay gaartay Maxkamadda Sare ee Mareykanka, kaas oo laalay amarkiisii madaxweyne ee lagu joojinayay in si toos ah dhalashada Mareykanka loo siiyo qof kasta oo ku dhasha dalka. Wuxuu ku dooday in Koongareesku... The post Maxkamadda sare ee Maraykanka oo Trump ka diiday sharci saameyn lahaa dad ay Soomaalida ka mid yihiin appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.