WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa qaabilay, Madaxa Ergada Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ee Soomaaliya Antoine Grand. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga, kor u qaadidda isku duwidda howlaha baniaadannimada, iyo is waafajinta gargaarka baniaadannimo mudnaanta qaran ee Soomaaliya. Labada dhinac ayaa... The post Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Madaxa Ergada ICRC ee Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.