WIRE โ€” Taliyaha Qaybta Booliska Birmadka Gobolka Shabeellaha Hoose, G/le Dhexe Hussein Baargeele Maxamed, iyo saraakiil kale ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Sector One ee AUSSOM, General Jackson Kayanja, iyo masuuliyiin ka tirsan AUSSOM. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga Gobolka Shabeellaha Hoose, xoojinta wada-shaqeynta dhinacyada amniga, dardargelinta howlaha ka dhanka ah Al-Shabaab, iyo kor u... The post Saraakiisha Booliska iyo howlgalka AUSSOM oo ka wada hadlay amniga Sh.Hoose appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.