WIRE โ€” Baydhabo โ€“ Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini'aadannimada Soomaaliya, oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), wasiirrada gargaarka dowlad-goboleedyada, iyo wakiillo ka socday hay'adaha ka shaqeeya arrimaha bini'aadannimada. Madasha ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini'aadannimo ee

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.