WIRE โ€” MUQDISHO Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda, taasi oo ah tan ugu dheer dhanka dhererka waddooyinka uu hirgeliyay Maamulka Gobolka Banaadir, isla markaana isku xirta degmada Kaxda iyo Afgooye. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.