WIRE โ€” Garoowe ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garoowe ka bilaabay kulamo la xiriira culasyada uu ka dareemayo ciidamo katirsan dowladda federaalka ee ku sugan deegaano kamid ah maamulkaas. Ilo xog-ogaal ah ayaa inoo sheegay in sacaadaha soo socda lagu wado in Deni uu kulamo la qaato Odayaasha dhaqanka, saraakiisha... The post Deni oo bilaabay kulamo looga arrinsanayo culayska siyaasadeed ee ka dareemayo ciidanka federaalka ee appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.