WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddiga Fulinta ee JSP ayaa si aqlabiyad leh u

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.