WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda u huray halgankii gobannimo-doonka iyo xorriyadda dalka. Munaasabadda ubax dhigga ayaa qeyb ka ahayd dabaaldegga 66-guurada kasoo wareegtay maalintii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xornimada qaateen, 26-kii Juun 1960, oo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.