WIRE โ Muqdishoย โ Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka Juun iyo Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliyeed. Qoraal uu soo saaray, Farmaajo ayaa sheegay in 26-ka Juun ay tahay maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya sanadkii 1960-kii,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.