WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska gobolka Banaadir, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku xirayย weriye Cabdullaahi Abuukar Cali oo loo yaqaan "Diirshe" kaasi oo ka howlgalla warbaahinta Somali Stream ee fadhigeedu yahay Muqdisho. Booliska gobolka Banaadir oo soo saaray war-saxaafadeed, ayaa sheegay in weriye Diirshe uu ku eedeeysan yahay "baahinta iyo hadalo ka baxsan anshaxa iyo... The post Weriye Cabdullaahi Abuukar oo ciidanka Booliska ku xireen Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.