WIRE โ OTTAWA, Canadaย โ Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka, isla markaana ah Safiirka aan joogtada ahayn ee Soomaaliya u qaabilsan Canada, Mudane Daahir Xasan Cabdi, ayaa si rasmi ah u gudbiyay warqadaha aqoonsiga safiirnimo xilli munaasabad rasmi ah lagu qabtay magaalada Ottawa. Warqadaha aqoonsiga waxaa ka guddoomay Louise Arbour, Guddoomiyaha Guud ee Dowladda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.