WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayso Isfahamka dhexmaray Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyada oo timaamtay in ay u aragto tallaabo wanaagsan oo lagu yareynayo xiisadaha, laguna xoojinaayo wadahadallada, laguna adkeynayo xasilloonida gobolka. Dowladda ayaa sheegtay in ku bogaadinayso labada dhinac inay doorteen diblomaasiyad iyo... The post Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay is afgaradka ay gaareen Mareykanka iyo Iran appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.