WIRE โ€” ISTANBUL, Turkiga โ€“ Mareeyaha Guud ee Hay'adda Dhowrista Xogta Dadweynaha ee Soomaaliya, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Ururka Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), kaas oo lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Guddiga

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.