WIRE โ€” KISMAAYO โ€“ Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta tababar u soo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Jubaland, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb qaataan howlaha amniga iyo xoreynta deegaannada ay ku sugan yihiin kooxaha hubeysan. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa Madaxweynaha wuxuu ciidamada kula dardaarmay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.