WIRE โ€” TRIPOLI Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Dowladda Liibiya Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa si rasmi ah astaan ugu ah bilowga waajibaadka diblomaasiyadeed ee safiirka, waxayna muujinaysaa sida ay dowladaha Soomaaliya iyo Liibiya uga go'an

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.