WIRE โ Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha cusub ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur, ayaa magacaabay taliyaha KMG ah ee ilaalada madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed. Warqad kazoo baxday xafiiska Aadan Madoobe, ayaa Gaashaanle Cabdiraxmaan Nishow Cali oo ahaa taliyihii ciidanka badbaadada ciidanka Koonfur Galbeed. Cabdiraxmaan Nishow, ayaa ka mid ahaa saraakiishii hoggaamineysay ciidanka Federaalka... The post Taliyihii ciidanka badbaadada koonfur galbeed oo loo magacaabay taliyaha madaxtooyada KGS appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.