WIRE โ Lubnaan ayaa sheegtay in Israaiil ay maanta duqeymo cirka ah ka geysatay dhowr goobood oo ku yaalla koonfurta dalkaas, kaddib markii milateriga Israaiil ay soo saareen digniin ku aaddan ka bixitaanka magaalada Nabatieh iyo in ka badan 20 deegaan oo kale oo ku yaalla koonfurta Lubnaan. Wakaalada wararka ee Lubnaan ayaa ku warantay in duqeymo... The post Ciidanka Gumeystaha oo duqeyn culus ka geystay Lubnaan appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.