WIRE โ€” Muqdisho,(SONNA):- ย Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U-Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta Masar ee Soomaaliya S/Guuto Ahmed Fathi Abdisitar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada tababarrada ciidamada, taageerada howlgalka AUSSOM, iyo horumarinta xiriirka milatari ee ka dhexeeya Dalalka Soomaaliya iyo Masar. Intii uu kulanku socday, Taliyaha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.