WIRE โ€” MANDHEERA Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen xero ay deggen yihiin ciidamada gaarka ah oo ku taalla deegaanka Fino ee hoos taga degmada Lafey, oo hoostagta magaaladda Mandheera. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.