WIRE โ MUQDISHO โ Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay ganacsato Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.