WIRE โ PRETORIA, Koonfur Afrika โ Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Koonfur Afrika, isagoo bilaabay howlaha diblomaasiyadeed ee uu ku matalayo Soomaaliya. Munaasabadda gudbinta waraaqaha aqoonsiga ayaa qeyb ka ah habraaca diblomaasiyadeed ee lagu
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.