WIRE โ€” Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo muddooyinkii la

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.