WIRE โ Muqdisho โ Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go'aanka dowladda Mareykanka ay ugu diidday gelitaanka garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, iyadoo muujisay sida ay uga xun tahay arrintaasi. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Garsoore Cumar Cartan, oo loo aqoonsaday
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.