WIRE โ€” Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa daah-furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dhismaha iyo dejinta qaab-dhismeedka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khatarta Musiibooyinka (NDRMF). Kulanka waxaa ka qeyb galay wakiillo ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad-goboleedyada, hay'adaha caalamiga ah , kuwa maxalliga ah iyo ururrada bulshada rayidka ah.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.