WIRE โ Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay go'aanka ay dowladda Mareykanku ugu diidday gelitaanka garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Mudane Cumar Cabdulqaadir Cartan. Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, oo loo aqoonsaday Garsooraha Sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ee 2025, waa shakhsiga ugu
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.