WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa ku waramaya in dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ciidamo badan geeysay xaafadaha ay deggan yihiin xubnaha mucaaradka. Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in gaadiidka dagaal gaar ahaan kuwa hay'adda Nabad Sugida Qaranka, lagu arkayo inta u dhaxeysa hotel Jaziira iyo Isgooyska km4 oo ay deggan... The post Dowladda oo gaadiid dagaal ku jartay xaafada mucaaradka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.