WIRE โ€” Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilays Cismaan Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Qorshaha Istaraatiijiyadda 3-aad ee Caafimaadka Puntland 2026โ€“2030. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, waxaa soo qayb galay golayaasha Dowladda, bahda caafimaadka, hay'adaha taageera caafimaadka, iyo daneeyayaasha ka shaqeeya horumarinta adeegyada caafimaadka Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka... The post Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shir muhiim ah appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.