WIRE โ€” Tehran ( Raxanreeb Online) Ciidamada ilaalada Kacaanka Iran ee (IRGC) ayaa sheegay inay gantaallo ku weerartay warshad batrokiimiko oo ku taalla magaalada Haifa ee waqooyiga Israa'iil, sida lagu sheegay bayaan ay baahisay wakaaladda wararka Tasnim News Agency. Tasnim ayaa soo xigatay IRGC oo sheegtay in weerarradani ay jawaab u yihiin weerar hore oo Israa'iil ku... The post Iran oo sheegtay in weerar aargoosi ku qaaday warshad Kiimikaad ee Haifa appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.