WIRE โ Muqdisho Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali, ayaa Muqdisho ku guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee guddiga u xilsaaran qabanqaabada xuska sanadguurada 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Kulanka, oo ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa diiradda lagu
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.