WIRE โ Mqudisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka warbixiyay kulankii ugu horeeyay oo ay caawa isugu yimaadeen guddiga qaban qaabada usbuuca xoriyadda ee nagu soo aaddan. Wasiirka ayaa sheegay in muhiimadda kulankan uu yahay diyaargaroowga maalmaha xorriyadda ee dalka. Caawa oo ay taariikhdu ku beegan tahay 7-da bisha
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.