WIRE โ Muqdisho(SONNA);- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la qaatay agaasimeyaasha waaxyaha Wasaaradda si dib loogu eego howlaha shaqo ee Wasaaradda loogana wada hadlo mudnaanta diblomaasiyadeed ee muhiimka ah. Wasiirka ayaa agaasimayaasha la wadaagay warbixin ku saabsan dadaallada diblomaasiyadeed ee socda, isagoo sidoo kale bixiyay tilmaamo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.