WIRE โ€” Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya, taas oo isugu jirta dhinacyada siyaasadda, horumarinta, iyo amniga xilli uu khadka telefoonka kula xiriiray dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty. Sida ku cad qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.