WIRE โ Muqdisho, Soomaaliya โ Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey dagaalka ka socda magaalada Muqdisho, isagoo ugu baaqay dhinacyada siyaasadda inay dib ugu laabtaan wadahadal iyo xal nabadeed. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa lagu sheegay in dagaalka ka qarxay Muqdisho uu yahay mid si weyn looga
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.