WIRE โ Baydhabo (SONNA): Xoghayaha Guud ee Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Xuseen Nuunow Cali, ayaa maanta shahaadooyinka musharraxnimo guddoonsiiyay musharraxiinta u tartamaya Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa ku loollamaya Mahad Maxamed Sheekh Xasan oo ka socda Ururka JSP iyo Cabdixakiin Maxamuud Fiqi oo ka socda Ururka Horumar iyo Midnimo Qaran (NPU).
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.