WIRE โ€” Maxaas โ€“ Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kaas oo lagu beegsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogeyaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka oo dhacay 12-kii Agoosto 2026 ayaa, sida ay sheegtay NISA, lagu dilay saddex horjooge

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.