WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga tiiraanyootay dhacdo ka dhacday Isbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku geeriyootay hooyo lagu magacaabi jiray Nimco Jaamac Yuusuf. Wasaaraddu waxay sheegtay in ay aad uga murugootay xaaladdii ay ku jirtay hooyadaasi, iyadoo tilmaantay in duruufo la

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.