WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay dib u bilaabi doonto howlaheeda, iyadoo duulimaadkii ugu horreeyay la qorsheeyay inuu bilowdo bisha September. Dib u soo laabashada Somali Airlines ayaa soo afjaraysa in ka badan 30 sano oo shirkaddu hawada ka maqneyd, kaddib markii ay duulimaadyadii joojisay... The post Somali Airlines oo Dib u Bilaabaysa Duulimaadyada appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.