WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay wada-hadal kula jirto Somaliland, iyadoo qorshuhu yahay in dadka ka dega Hargeysa laga dhaafo lacagta E-Visa ee dowladda Federaalka, balse aan gebi ahaanba meesha laga saarin nidaamka dal-ku-galka E-Visa. Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay... The post DFS oo Somaliland Kala Hadashay E-Visa-da appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.