WIRE โ LUSAKA Madaxweynaha Zambia Hakainde Hichilema ayaa hoggaanka ku haya marxaladda hore ee tirinta codadka doorashada madaxtinimada dalka, iyadoo Guddiga Doorashada Zambia uu bilaabay shaacinta natiijooyinka hordhaca ah. Hichilema oo ka tirsan xisbiga talada haya ee United Party for National Development (UPND) ayaa ka mid ah 13 musharrax oo u tartamaya xilka madaxweynaha Zambia.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.