WIRE โ Dhuusamareeb โ Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqday Taliska Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Dhuusamareeb. Taliyaha Qeybta 21-aad, Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi Daahir, ayaa Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.