WIRE โ€” Muqdishoย โ€“ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee Soomaaliya, Danjire Suleymaan Dedefo Woshe, oo booqasho sagootin ah ku yimid Muqdisho, taas oo ku aaddanayd soo gabagabeynta muddadii uu xilka Safiirnimo ka hayay Soomaaliya. Wasiirka ayaa ku ammaanay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.