WIRE โ€” USA (Raxanreeb Online): Maxkamad federaali ah oo Mareykanka ah ayaa fasaxday in maamulka Madaxweyne Donald Trump uu soo afjaro barnaamijka Temporary Protected Status (TPS) ee Soomaalida, taas oo meesha ka saaraysa ilaalintii ku-meelgaarka ahayd ee ka hortageysay in qaar kamid ah dadka Soomaalida ah loo masaafuriyo. Go'aankan ayaa saameynaya ku dhowaad 1,100 Soomaali ah oo... The post Maxkamad Mareykan ah oo Fasaxday Joojinta TPS-ka Soomaalida appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.