WIRE โ Puntland (Raxanreeb Online): Jimcaale Jaamac Takar, oo Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacaawday Taliyaha Qaybta 54-aad ee fadhigeedu yahay Puntland, ayaa si rasmi ah uga tanaasulay xilka iyo arrimaha la xiriira dowladda Federaalka, kaddib markii uu heshiis la galay Dowladda Puntland. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid dhaawac ku ah qorshihii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in... The post Taliyaha Qaybta 54-aad oo Ka Tanaasulay Xilka DFS appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.