WIRE โ Boosaaso (Raxanreeb Online): Xukuumadda Puntland ayaa maanta shaacisay inay dib u furtay waddo laami ah oo muddo dheer u xirnayd arrimo amni, gaar ahaan sababo la xiriiray xero ciidan oo ku taallay waddadaas. Xerada ciidanka ayaa dhawaan waxaa la wareegay dowladda, taasoo horseeday in waddada dib loogu soo celiyo isticmaalka shacabka. Maamulka Dowladda Hoose ee... The post Puntland oo Furtay Waddo Muddo Dheer Xirnayd appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.