WIRE โ Bari (Raxanreeb Online): Gaadiid badan ayaa ku xanniban waddada isku xirta Boosaaso iyo Qardho, kaddib markii ay halkaasi xireen ciidamo ka tirsan Puntland oo ka cabanaya mushahar la'aan dhowr bilood ah. Ciidamada ayaa la sheegay inay cabashadooda la xiriirto xuquuqda iyo mushaharka oo muddooyinkii u dambeeyay aan la siin. Xukuumadda Puntland ayaa lagu eedeeyay inay... The post Ciidamo Puntland ah oo Xiray Waddada Boosaaso iyo Qardho appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.