WIRE โ€” Boosaaso (Raxanreeb Online): Tirada muhaajiriinta Itoobiyaanka ah ee magaalada Boosaaso uga sii gudba dhanka Yemen ayaa si weyn u korortay, iyadoo warbixin cusub oo ay soo saartay IOM lagu sheegay in tiradu ku dhowaad saddex jibbaarantay. Saddexdii bilood ee ugu horreysay 2025, waxaa Boosaaso maray ku dhowaad 6,400 qof, halka muddadii u dhiganta 2026 ay... The post Tahriibayaasha Itoobiyaanka ah oo Ku Sii Kordhaya Boosaaso appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.