WIRE โ Puntland (Raxanreeb Online): Puntland ayaa sii wadda soo xerogelinta ciidamada mushaharka ka qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa deegaanno ka tirsan Puntland. Puntland ayaa si rasmi ah ciidamadeeda ugu biirisay ciidamo ku sugnaa deegaanka Kur-ilaalo ee gobolka Karkaar, kuwaas oo sida xogta lagu sheegay ka amar qaadanayay mid kamid ah... The post Puntland oo Ciidamo Federaalka ah Ku Biirisay Ciidankeeda appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.