WIRE โ Galmudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Safarka Madaxweynaha ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta dadaallada dowladda ee... The post Xasan Sheekh oo Gaaray Dhuusamareeb appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.